Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 14:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yaaraabcaam wuxuu bilcantiisii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, kac oo isbeddel, oo yaan lagu aqoon inaad tahay bilcantii Yaaraabcaam; oo waxaad tagtaa Shiiloh, waayo, halkaas waxaa jooga Nebi Axiiyaah oo ii sheegay inaan dadkan boqor u ahaanayo.

Boqorradii Kowaad 14

Boqorradii Kowaad 14:1-8