Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 14:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu dadkii Israa'iil u layn doonaa sida cawsduur biyo ugu ruxmado, oo dadkii Israa'iil wuu ka rujin doonaa dalkan wanaagsan oo uu siiyey awowayaashood, oo wuxuu ku firdhin doonaa Webiga shishadiisa, maxaa yeelay, waxay samaysteen geedihii Asheeraah, oo Rabbigana saasay uga xanaajiyeen.

Boqorradii Kowaad 14

Boqorradii Kowaad 14:6-19