Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 14:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yaaraabcaam dadkiisa kii magaalada kaga dhinta waxaa cuni doona eeyaha, oo kii duurka kaga dhintana waxaa cuni doona haadka samada, waayo, Rabbigu saasuu ku hadlay.

Boqorradii Kowaad 14

Boqorradii Kowaad 14:5-18