Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii ugu jawaabay ninkii Ilaah, Haddaba Rabbiga Ilaahaaga ah raallinimo iiga bari, oo ii ducee in gacantaydu ii soo noqoto aawadeed. Markaasaa ninkii Ilaah Rabbiga baryay, oo boqorkiina gacantiisii way u soo noqotay, oo waxay u noqotay sidii ay markii hore ahayd.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:1-13