Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii boqorkii maqlay hadalkii ninka Ilaah uu ku qayliyey ee ka geesta ahaa meeshii allabariga oo Beytel ku tiil ayuu Yaaraabcaam gacanta ka soo fidiyey meeshii allabariga oo wuxuu yidhi, War ninka qabta. Oo gacantii uu isaga ku fidiyeyna way qallashay, mar dambena wuu soo laabi kari waayay.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:1-7