Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse waad soo noqotay oo kibis baad ku cuntay, biyona waad ku cabtay meeshii uu kugu yidhi, Kibis ha ku cunin, biyona ha ku cabbin. Sidaas daraaddeed meydkaagu gaadhi maayo xabaashii awowayaashaa.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:12-27