Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 13:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isna wuxuu ku yidhi, War anba waxaan ahay nebi kula mid ah, oo malaa'ig baa Eraygii Rabbiga igula hadashay oo igu tidhi, Isaga soo celi oo gurigaaga keen inuu kibis cuno oo biyo cabbo. Laakiinse been buu u sheegay.

Boqorradii Kowaad 13

Boqorradii Kowaad 13:10-22