Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Rexabcaam la tashaday odayaashii aabbihiis Sulaymaan intuu noolaa hor joogi jiray, oo wuxuu ku yidhi, War maxaad igula talinaysaan oo aan dadkan jawaab ugu celiyaa?

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:3-8