Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii tashaday, oo wuxuu sameeyey laba weylood oo dahab ah, oo wuxuu dadkii ku yidhi, Dadkii Israa'iilow, aad bay idiinku dhib badan tahay inaad Yeruusaalem tagtaan, haddaba bal eega ilaahyadiinnii idinka keenay dalkii Masar.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:18-30