Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Rexabcaam wuxuu diray Adoraam oo cashuurta u sarreeyey, oo dadkii Israa'iil oo dhammu dhagax bay la dhaceen, wuuna dhintay. Markaasaa Boqor Rexabcaam ku degdegay inuu fuulo gaadhifaraskiisii si uu Yeruusaalem ugu cararo.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:10-25