Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 12:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay raggii dhallintayaraa oo isaga la koray la hadleen, oo waxay ku yidhaahdeen, La hadal dadkii kula hadlay oo kugu yidhi, Aabbahaa harqood daran buu na saaray ee adigu noo fududee. Oo waxaad ku tidhaahdaa, Faryaradaydu waa ka sii dhumuc weyn tahay aabbahay dhexdiisa.

Boqorradii Kowaad 12

Boqorradii Kowaad 12:9-16