Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 10:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa mahad leh Rabbiga Ilaahaaga ah oo kugu farxay inuu kugu fadhiisiyo carshiga reer binu Israa'iil. Rabbigu weligiisba wuu jeclaaday reer binu Israa'iil, oo sidaas aawadeed ayuu boqor kaaga dhigay inaad samaysid xukun iyo caddaalad.

Boqorradii Kowaad 10

Boqorradii Kowaad 10:1-15