Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 10:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo gaadhifaras wuxuu Masar kaga soo bixi jiray lix boqol oo sheqel oo lacag ah, farasna boqol iyo konton sheqel; oo saasoo kalay ugu wada keeni jireen boqorradii reer Xeed oo dhan iyo boqorradii reer Suuriyaba.

Boqorradii Kowaad 10

Boqorradii Kowaad 10:20-29