Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 10:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay Yeruusaalem la timid dad aad u badan, iyo awr badan oo ay ku raran yihiin uunsi, iyo dahab aad u badan, iyo dhagaxyo qaali ah; oo markay Sulaymaan u timid wixii qalbigeeda ku jiray oo dhan ayay kala hadashay.

Boqorradii Kowaad 10

Boqorradii Kowaad 10:1-9