Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 10:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana wuxuu kaloo sameeyey saddex boqol oo gaashaan oo yaryar oo dahab la tumay ah, oo gaashaan yarba waxaa galay saddex mina oo dahab ah, markaasaa boqorku iyagii dhigay gurigii ku yiil kaynta Lubnaan.

Boqorradii Kowaad 10

Boqorradii Kowaad 10:15-27