Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 10:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Boqor Sulaymaanna wuxuu boqoraddii Shebaa siiyey wax alla wixii ay doonaysay oo dhan oo ay weyddiisatay, oo ayan ku jirin wixii uu Sulaymaan u siiyey sharafta boqornimadiisa, markaasay noqotay oo dalkeedii tagtay iyadii iyo addoommadeediiba.

Boqorradii Kowaad 10

Boqorradii Kowaad 10:7-16