Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba boqorkii wuxuu yidhi, Waxaa mahad leh Rabbiga ah Ilaaha dadka Israa'iil, oo maanta siiyey mid carshigaygii ku fadhiista iyadoo ay indhahaygu arkaan.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:40-53