Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkiina wuxuu raaciyey isagii wadaadkii Saadooq ahaa iyo Nebi Naataan, iyo Benaayaah ina Yehooyaadaac, iyo kuwii reer Kereetiim, iyo kuwii reer Feleetii, oo iyana waxay isagii fuushiiyeen baqalkii boqorka!

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:42-47