Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:35 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna waa inaad soo raacdaan isaga, oo isna waa inuu yimaado, oo carshigayga ku fadhiisto; waayo, meeshaydii isagaa boqor ka noqon doona, oo waxaan ka dhigay amiir u taliya dalka Israa'iil iyo dalka Yahuudah.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:25-42