Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo sida runta ah waxaan kuugu dhaartay Rabbiga ah Ilaaha dadka dalka Israa'iil, oo aan kugu idhi, Hubaal aniga dabaday waxaa boqor ahaan doona wiilkaaga Sulaymaan, carshigayguuna ku fadhiisan doonaa dabaday, haddaba sida runta ah taas maantaan samaynayaa.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:25-31