Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Daa'uud wuxuu ugu jawaabay, Iigu yeedha Batshebac. Oo iyana way timid, wayna soo gashay meeshii boqorku joogay, oo soo hor istaagtay boqorkii.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:27-33