Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed addoommadiisii waxay ku yidhaahdeen, Boqorow, Sayidkayagiiyow, ha laguu doono gabadh dhallinyar oo bikrad ah, oo taasu ha istaagto hortaada, waxna ha kuu tarto, oo laabtaadana ha ku jiifto, si aad kulayl u hesho, Boqorow, Sayidkayagiiyow.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:1-7