Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isagu wuxuu qalay dibi iyo neefaf shishilis iyo ido badan, oo wuxuu u yeedhay ilmo boqor oo dhan, iyo wadaadka Aabyaataar ah, iyo Yoo'aab oo ah sirkaalkii ciidanka; laakiinse uma uu yeedhin addoonkaaga Sulaymaan.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:14-20