Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay ku tidhi, Sayidow, anoo addoontaada ah waxaad iigu dhaaratay magaca Rabbiga Ilaahaaga ah, adoo leh, Hubaal dabaday waxaa boqor ahaan doona wiilkaaga Sulaymaan, carshigayguuna ku fadhiisan doonaa.

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:10-22