Kitaabka Quduuska Ah

Boqorradii Kowaad 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba tag oo u gal Boqor Daa'uud, oo waxaad ku tidhaahdaa, Boqorow, sayidkaygiiyow, miyaadan anoo addoontaada ah iigu dhaaran oo odhan, Hubaal dabaday waxaa boqor ahaan doona wiilkaaga Sulaymaan, carshigayguuna ku fadhiisan doonaa? Haddaba Adoniiyaah muxuu boqor u noqday?

Boqorradii Kowaad 1

Boqorradii Kowaad 1:4-14