Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 9:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse iyo Haaruun ku yidhi, Waxaad qaadataan cantoobooyin dambaska foornada ah, oo Muuse samada ha u saydho Fircoon hortiisa.

Baxniintii 9

Baxniintii 9:1-16