Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 9:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Muusena magaaladii buu ka baxay, wuuna ka tegey Fircoon, oo gacmihiisii buu u kala bixiyey Rabbiga. Markaasaa onkodkii iyo roobkii dhagaxyada lahaaba joogsadeen, roobkiina dhulka kuma shubmin.

Baxniintii 9

Baxniintii 9:28-35