Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 9:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Muuse wuxuu isagii ku yidhi, Isla markii aan ka baxo magaalada ayaan gacmahayga u kala bixin doonaa Rabbiga, oo onkodku waa joogsan doonaa, roobdhagaxyaale dambena ma jiri doono, si aad adigu u ogaatid inuu Rabbigu dhulka leeyahay.

Baxniintii 9

Baxniintii 9:21-35