Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 9:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Fircoon cid u diray, oo u yeedhay Muuse iyo Haaruun, oo wuxuu iyagii ku yidhi, Markan waan dembaabay; Rabbigu waa xaq, aniga iyo dadkaygubana shar baannu leennahay.

Baxniintii 9

Baxniintii 9:17-31