Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 9:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo roobkii dhagaxyada lahaana wuxuu laayay wax alla wixii dalka Masar oo dhan duurkiisa joogay, dad iyo duunyoba; oo dhalatadii duurka oo dhanna roobkii dhagaxyada lahaa baa laayay, oo dhirtii duurka oo dhanna wuu jejebiyey.

Baxniintii 9

Baxniintii 9:18-32