Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 9:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba cid u dir oo la soo dhaqso lo'daada iyo waxa berrinka kuu jooga oo dhan; waayo, dad iyo duunyo wixii berrinka laga helo oo dhan oo aan guryaha la soo gelin, waxaa ku soo degi doona roobka dhagaxyada leh, wayna dhiman doonaan.

Baxniintii 9

Baxniintii 9:13-23