Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 9:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Fircoon u tag, oo waxaad ku tidhaahdaa, Waxaa Rabbiga ah Ilaaha Cibraaniyadu leeyahay, Dadkayga sii daa ha tageene, inay ii adeegaan.

Baxniintii 9

Baxniintii 9:1-7