Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Muuse wuxuu Fircoon ku yidhi, Adaa amarka leh; goormaan idiin baryaa adiga iyo addoommadaada iyo dadkaaga, iyo in rahyada laga baabbi'iyo adiga iyo guryahaagaba, oo ay ku hadhaan webiga keliya?

Baxniintii 8

Baxniintii 8:1-12