Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 8:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Waxaad Haaruun ku tidhaahdaa, Gacanta adoo ushaada ku haysta ku fidi webiyaasha dushooda, iyo durdurrada dushooda, iyo balliyada dushooda, oo rahyo ku soo daa dalka Masar.

Baxniintii 8

Baxniintii 8:1-11