Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 8:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa saaxiriintii waxay Fircoon ku yidhaahdeen, Tanu waa fartii Ilaah. Qalbigii Fircoonna wuu sii qallafsanaaday, mana uu dhegaysan iyagii, sidii Rabbigu yidhi.

Baxniintii 8

Baxniintii 8:18-27