Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 8:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay sidii yeeleen. Kolkaasaa Haaruun ushiisii gacanta ku fidiyey, oo wuxuu ku dhuftay ciidda dhulka, kolkaasaa injiru gashay dadkii iyo duunyadiiba; ciiddii dhulka oo dhammuna waxay noqotay injir miidhan oo qulqulaysa dalkii Masar oo dhan.

Baxniintii 8

Baxniintii 8:9-24