Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 7:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Masriyiintu ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay, markii aan gacantayda Masar ku kor fidiyo, oo aan reer binu Israa'iil ka dhex bixiyo iyaga.

Baxniintii 7

Baxniintii 7:1-9