Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 7:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Masriyiintii oo dhammu waxay qoteen webiga dhinacyadiisa inay helaan biyo ay cabbaan, waayo, biyihii webiga way cabbi kari waayeen.

Baxniintii 7

Baxniintii 7:22-25