Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 7:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa saaxiriintii Masarna waxay yeeleen sidii si le'eg oo falfalkoodii ku sameeyeen. Qalbigii Fircoonna wuu sii qallafsanaaday, mana uu dhegaysan iyagii, sidii Rabbigu yidhi.

Baxniintii 7

Baxniintii 7:14-25