Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 7:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kalluunka biyaha ku jiraana way wada bakhtiyi doonaan, markaasaa webigu soo uri doonaa; kolkaasaa Masriyiintu aad u nebcaan doonaan inay webiga biyo ka cabbaan.

Baxniintii 7

Baxniintii 7:16-19