Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 7:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal subaxda Fircoon u tag, waayo, aroorta wuxuu tagaa biyaha. Haddaba waxaad istaagtaa webiga qarkiisa inaad la kulantid isaga; oo gacanta waxaad ku qaadataa ushii abeesada noqotay.

Baxniintii 7

Baxniintii 7:13-20