Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 6:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanuna waa reer Laawi magacyadoodii, iyo sidii farcankoodii kala ahaayeen; Gershoon, iyo Qohaad, iyo Meraarii. Oo Laawi cimrigiisii wuxuu ahaa boqol iyo toddoba iyo soddon sannadood.

Baxniintii 6

Baxniintii 6:11-24