Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 6:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse Rabbiga la hadlay oo wuxuu ku yidhi, Bal eeg, reer binu Israa'iil ima maqline, de haddaba sidee buu Fircoon ii maqli doonaa, anigoo aan bushimaha ka xalaalaysnayn?

Baxniintii 6

Baxniintii 6:6-21