Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 5:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse mar kale Rabbiga u jeestay, oo wuxuu ku yidhi, Rabbiyow, maxaad dadkan si xun ugula macaamilootay? Oo maxaad aniga ii soo dirtay?

Baxniintii 5

Baxniintii 5:15-22