Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 5:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saraakiishii reer binu Israa'iil waxay arkeen in xaalkoodii xun yahay, markii lagu yidhi, Waa inaydnaan waxba dhimin lebenkii aad maalin walba samayn jirteen.

Baxniintii 5

Baxniintii 5:17-22