Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 5:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo saraakiishii reer binu Israa'iil, oo Fircoon kuwiisa dadka hawsha ku cadaadiyaa ay dadka madaxda uga dhigeen, waa la garaacay, oo waxaa lagu yidhi, War maxaad shalay iyo maantaba hawshiinna u dhammayn weydeen oo aad lebenkii ugu samayn weydeen sidii hore?

Baxniintii 5

Baxniintii 5:7-17