Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dabadeedna Muuse iyo Haaruun waxay u tageen Fircoon, oo waxay ku yidhaahdeen, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Sii daa dadkaygu ha tageene, inay cidlada iigu ciidaan.

Baxniintii 5

Baxniintii 5:1-6