Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 40:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay, oo ku yidhi,

2. Bisha kowaad maalinteeda kowaad waa inaad taambuugga teendhada shirka qotomisaa.

3. Oo waa inaad sanduuqa maragga gudaheeda gelisaa, oo sanduuqa waa inaad ilxidhka ku qarisaa.