Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu u cadhooday Muuse, oo wuxuu ku yidhi, Sow ma joogo walaalkaa Haaruun oo ah reer Laawi? Waan ogahay inuu isagu si wanaagsan u hadli karo. Oo bal ogow, wuu u soo socdaa inuu kula kulmo, oo markuu ku arko, qalbigiisuu ka farxi doonaa.

Baxniintii 4

Baxniintii 4:8-15