Kitaabka Quduuska Ah

Baxniintii 39:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay kaloo sameeyeen taajkii quduuska ahaa ee ahaa wasladdii khafiifka oo dahabka saafiga ahayd, oo waxay dushiisii ku qoreen far u eg xaradhkii shaabadda oo leh, WAA U QUDUUS RABBIGA.

Baxniintii 39

Baxniintii 39:25-33